Cumar Finish oo Muqdisho ka baxay maalin kaddib markii Saaxiibkiis Farmaajo xilka wareejiyay (Sawirro)

Guddoomiyaha gabalkiisa sii dhacayo ee Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Finish) ayaa maanta safar uga ambo baxay Muqdisho, maalin kaddib markii uu Villa Soomaaliya ka baxay Saaxiibkiis Farmaajo. Cumar Finish ayaa u ambabaxay Magaalada Konyo ee Dalka Turkiga, halkaas oo la sheegay in uu uga qeyb gali doono shir … Continue reading Cumar Finish oo Muqdisho ka baxay maalin kaddib markii Saaxiibkiis Farmaajo xilka wareejiyay (Sawirro)